Maxaa ka jira in weerar lagu dilay Taliyihii ciidanka Milateriga aagga degmada Buur hakaba?

Dagaal xooggan ayaa galabta ka dhacay degaano u dhexeeya degmada Buur hakaba iyo Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Sida wararku sheegayaan dagaalkan ayaa bilowday ka dib markii kolonyo ay wateen ciidamada Milateriga ay wadada u galeen xoogag taabacsan Al-shabaab. Ciidamada dowlada ayaa ka baxay degmada Buur Hakaba iyagoo ku sii jeeday Magaalada Baydhabo. Dagaal culus … Continue reading Maxaa ka jira in weerar lagu dilay Taliyihii ciidanka Milateriga aagga degmada Buur hakaba?